Qubanayaal
Weriyeyaasha Barmuudo
· C/Wahaab Max'ed Ibraahim (Reporter)
· Muxudiin Max'ud (Shooble Cadde) Arrimaha Bulshada
·
Tuute Cali Dacasbeen

Arrimaha Sports-ka
·
Yuushac Cali Shiikh

Madaxa Barnaamijyada
Tacsi Tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey Saney
C/Weli Xasan (Tarabatooni)
Aasaaska Wargeyska Barmuudo 1992
Somali Links

38-sano Kadib iyo Saxaafada Soomaalida: (Muxuu yahay mustaqbalka Saxaafadda Soomaaliya sanadaha soo socda?!!)

News Barmuudo.com:- Taariikhdu markay ahayd 1973-dii ayaa loo aqoonsaday maalinta Saxaafada Soomaaliyeed,waxaana waqtigaasi laga joogaa muddo ku siman 38-sano.

38-kaasi sano warbaahinta Soomaaliyeed waxay soo martay marxaalado kala duwan oo ku jaan go'an Siyaasada socdaalkeedu uusan sal dhigan ee Soomaaliya soo maraysay marba marka ka dambaysay.
Maqaalkan waxaynu ku eegi doonaa;

  • Geedi socodka Saxaafada Soomaaliya 38-sano ee ugu dambeeyay ka hawl galaysay dalka
  • Ma heleen madax bannaani?
  • Sidee tahay tayadoodu?

Ifafaalaha Saxaafada ee mustaqbalka dhow Intii u dhaxaysay 1973-dii ilaa 1990-kii gudaha cariga Soomaaliya ma jirin idaacado iyo jaraa'ido madax bannaan oo ka tarjumi jiray dareenka bulshada isla markaasina ka hadli jiray dhacdada dhabta ah ee ka jirta gudaha dalka Soomaaliya.

Radio Muqdisho,Radio Hargaysa,Tv-ga Qaranka iyo Jornaalka Xidigta October ayaa ka jiray gudaha dalka oo dhamaantoodba hoos imaan jiray Dowladii milatariga ahayd ee uu hogaanka u hayay Allaahu naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre... Sii Akhri

Xuska Maalinta Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo Dareenka Sanadkan

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- (21-ka January oo ku beegan maanta ayaa loo aqoonsan yahay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, waana maalin lagu maamuso bilawgii iyo aas aaskii wargeyskii ugu horeyay ee Af Soomaali ku qoran dadkuna akhristaan oo dalka ka soo baxa.

Wariyaasha Soomaaliyeed, ee dal iyo dibedba jooga waxay sanad walba u dabaal degan xuska maalintan si ay u mujiyaan una qadariyaan adeega warfaafinta Soomaaliyeed u heyso dalkeeda iyo dadkeena uguna hambalyeeyaan suxufiyiinta waajibka gudanaya. Waxaana sanadkan halku dhig loogadhigay “ Joojinta xadgudubyada ka dhanka ah suxufiyiinta ”... Sii Akhri

Kooxo hubeysan oo Gaalkacyo ka afduubtay nin ajnabi ah, iyadoo Galmudug ku guuleysatay inay sii deyso

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ka afduubteen koonfurta magaalada Gaalkacyo ee uu ka arimiyo maalmulka Galmudug nin ajnabi ah.

Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Gaalkacyo oo lagu magacaabo Cabdi Xasan Nuur ayaa xaqiijiyay inuu arkay kooxo hubeysan oo ka dajiyay gaari uu la socday isla markaana saartay gaari ay wateen nin cadiin afduubka Ninkan ayaa yimid kadib markii uu maalinimadi shalay kaso dagay garoonka diyaaradaha ee gaalkacyo asaga oo u yimid howlo gargaar sida uu webka barmuudo u xaqiijiyay sargaal ka tirsan ciidanka booliska... Sii Akhri

Waa maxay saxafad? (Chapter-1)

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineeynaa Casharo ku saabsan Saxaafada Qeeybaheeda kala Duwan, Waa maxay Saxaafad? sida loo Adeegsado, awoodeeda,Anshaxa Saxaafada, Waa kuma suxufigu?,Waxyaabaha laga rabo Suxufiga iyo arimo badan oo Muhiim ah ee ka bogasho wacan.

Waa maxay saxafad Chapter 1?
Marka laga hadlayo saxafada waa arin adag in erayo kooban oo wata afkaar iyo macnaha saxafada la sameeyo .ayadoo ay taasi jirto ayaa haddana khubrada saxafada ay isku qilaafen in ay macne guud oo la isku raaco loo sameeyo saxafada .balse dad badan oo ka faalooda arimaha saxafada ayaa waxay ka bixiyeen saxafada amuuro badan .balse waxaa is waydiin mudan malagu xusay saxafada qur''aanka kariibka ahi,... Sii Akhri

Dal qiimihii waa nabad rag gogoshiina waa guri nabad ah !!

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo.com: Banaan bax nabadeed oo lagu dalbanayay horumarka dhalinyarada ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan Baarlamaanka, Gudoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, Saraakiil Ciidan, Xiriirka K/Cagta Soomaaliyed, iyo boqolaal dhalinyaro ka mid ahaa Ardayda Iskuulada ku yaal Magaalada Muqdisho.

Banaan baxan oo ay soo qaban qaabisay Shabakada Isku xirka dhalinyarada Soomaaliyed, Somali Youth Network (SYN) ayaa Dhallinyarada ka soo qeyb galay ku soo bandhigeen shucuurtooda ku aadan sida ay u doonayaan inay gacan uga geystaan isbedel ka dhaca dalka, taasi oo ay ku muujiyeen isku xirka loo baahan yahay in dhalinyarada ku kulmaan... Sii Akhri

Banaanbax lagu dalbanayay nabadda iyo horumarka dhallinyarada oo maanta ka dhacay Muqdisho (Sawirada)

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo.com: Banaan bax nabadeed oo lagu dalbanayay horumarka dhalinyarada ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan Baarlamaanka, Gudoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, Saraakiil Ciidan, Xiriirka K/Cagta Soomaaliyed, iyo boqolaal dhalinyaro ka mid ahaa Ardayda Iskuulada ku yaal Magaalada Muqdisho.

Banaan baxan oo ay soo qaban qaabisay Shabakada Isku xirka dhalinyarada Soomaaliyed, Somali Youth Network (SYN) ayaa Dhallinyarada ka soo qeyb galay ku soo bandhigeen shucuurtooda ku aadan sida ay u doonayaan inay gacan uga geystaan isbedel ka dhaca dalka, taasi oo ay ku muujiyeen isku xirka loo baahan yahay in dhalinyarada ku kulmaan,... Sii Akhri

Cristiano Ronaldo oo lagu qasbayo inuu dib ugu laabto Man United

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo.com: Kadib markii ay taageerayaasha Man United dhowaan ay qaabileen waayeelkoodii hore Paul Scholes ayey markale taagerayasha United waxaa lagayaba in si kadis ah ay kuhelan wiilkkoodii qaaliga ahaa Cristiano Ronaldo.

Sida ay soo qortay maanta jariirada AS ee kasoo baxda magaalada Madrid taageerayasha Real ayaa six un udaba dhigtay Ronaldo.

Wadooyinka Spain sidii hore uma mari karo waxaa lagu caayay tababarka,waxaa sidoo kale loo soo diraa fariimo aflagado ah markii uu ciyaarayana sacab loo tumo iska daye waa lagu oriyaa... Sii Akhri

Maxeynu Ka xasuusan Karnaa Dhacdooyinkii dhacay Sanadkii tagay ee 2011ka?

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo.com ugu horeyntii waxaan qoraalkaani aan ku soo qaadandoonaa hadii allaha abooda leh uu ka raali noqdo waxa yabahii aan ka xasuusto ee ugu radka badnaaye ee uu ka tegay sanadka 2011 anigoo ku sameynaayo khulaaso gaaban ama aruurin gaaban ;hadaba waxaan u shegayaa akhristayasha sharafta leh ee ina soo boqda in uu san ka tarjumeynin qoraalkaan guud ahaan dhacdo walbo ka dhacday caalamka sanadka 2011ka balse ay tahay kaliya wixii aniga shakhsinamadeyda fursad aan u helay ama aan ka gaari kara in aan ku soo koobo anigoo dulmar gaban kaliya ku sameyndoona dhacda walbo aan  soo qadanaaya hadii allaha abooda leh uu ii saamaxo;

anigoo ku hormaraya dhacdooyinkii ugu xiisaha badnaaye ee uu la yimiday 2011

1: kacdoonadii shacbiyadeed ee dunida muslimka... Sii Akhri

Baro xiddigii soo maray naadigii Kubbadda Cagta MBC, xageese ku dambeeyeen 3 xagalkii naadigaasi Nuur Amiin...!!

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo.com Xubinteena Maanta ee Isboortiga waxan ku eegeynaa Naadigii Kubadda Cagta MBC,Naadigaan oo Garoomada Konis Istaadiyum iyo Muqdisho Istaadiyum Wacdaro ka dhgi Jiray,isla markaana Taagerayaal fara badan ku lahaan jiray Dhinaca Kubadda Cagta,waxaana Galabta ay Madbacadu ciyaareyso si gaar ah Taagggeryaasha Kooxdaasi u sii hadal Heyn jireen Kubadii 3 Xagalka aheyd ee ay isku dhiibi jireen Nuur Maxamed Amiin oo hada dagan Adis Ababa,Muriidi Abanuur Abati oo isna dagan London iyo Cabdulaahi Maxamuud Sarxaan' Eenoow' oo isna Dagan Helisink,waxaana 3 daasi xidig ay ka mid ahaayeen Lafdhabaradii Kooxdaasi,walow Muriidi Abanuur Abati ay si gaar ah.

Tagaeerayaasha Naadiga ay ugu yeeri jireen Maaradoonihii Soomaaliya maadama Qaab Ciyaareedkiisa uu ahaa... Sii Akhri

Maxaa mideeyay Norway iyo Kenya dhinaca boobka iyo dhicidda Badda Soomaaliya?!!

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo.com Tan iyo sanadkii 1950 ayaa qaramadda Midoobay ay ku hawlaneyd in sharci lo sameyo badaha adduunka. Dowr goor ayaa wadamada xorta ah isugu yimaadeen shir weyne hordhac ah si loo dejiyo xeer badeed. Sandkii 1982 ayaa 117 doladod saxiixeen sharciga Q.M. ee badaha adduunka.

Sanadkii 1970 ayaa Qaramada Midoobay ay soo diyaariyeen sharci caam ah oo loo sameynayo badaha aduunka, wuxu na si rasmi ah u dhaqan galay sanadkii 1994. Xeerka Q.M. ee badaha aduunka u degsani wuxu qeexayaa in wadan kasta oo xeeb lihi xaq u leeyahay in uu maamulo ku na takrifalo kheyraadka badda xuduudkiisa ku teedsan. Wadan kastaa wuxu xaq u leeyahay xuduud badeed gaaraya 200 nautic miles oo u dhiganta 370 km, laga soo bilaabo xeebaha wadankaas... Sii Akhri

Drogba iyo Xulkiisa Maroodiyaasha Afrika kaftan Ma ogola Sanadkaan 2012 Maadaama ay maqan yihiin Masaaridii

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo: Maroodigii Afrika ee Wadanka Ivory Coast waxa uu ka mid yahay 16ka Wadan ee Sanadkaan 2012 ka qeybgalayaa Koobka ay wadajirka u martigalinayaan Mataanaha Gaambiya vs Equatorial Gani kaasoo qabsoomi doona hadii alle idsmo,waxaana Xidigahah Ivore coast Horkacaya weerarayhan Drogba iyo Xidaga Qaaradda Afrika ee sanadkaan Yaya Toure.

Tababare Francois Zahoui Rajo Macalinka Wata Xulak Maroodiyaasha Afrika hami weyn ayaa sanadkaan uga jira Hanashada Kooba Qaramada afrika 2012 Maadaama Masaaridii ay maqan tahay Xulal kaloo adagna aysan ka dhex muuqan Koobkaan sida Koonfur afrika,Neyjeeriya,Aljeeriya..... Sii Akhri

Shuruudo Adag oo soo wajahay Shukaansiga hablaha Soomaaliyeed ee kunool Dalka South Africa

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo.com Subxaana muqayiril axwaal: Soomaalidu waxeey ku mahmaahdaa ‘'Qeeyla yeertaa qoon ayey qeeyr utahay” Waxaa aad dareenkeeyga usoo jiitay isbedelada lama filaanka ah ee Dunida kasocda kuwaasi oo igu dhaliyey feker ah ineey suurta gal weeyn tahay in Soomaaliya dib ugu soo laabato Dunida iyadoo Maamul, kala danbeeyn iyo nabadi ka jirto 21 sano kadib.Hadii aad u fiirsato isbedelada dunida ka socda Waxeey ku saleeysan yihiin laba arin oo sal u ah:

1= Dhibaatada dhaqaalaha ee inta badan ku habsatay Wadamada Reer galbeedka waa Yurub iyo laatiin ameerika oo si weeyn oo dheereeysa u socota cabsi badana abuurtay.

2= Dhibaatada siyaasadeed iyo kacdoomada ka jira inta badan Dunida Carabta iyo Muslimka taasoo ah dhibaatada ugu weeyn ee Dunida maanta ka taagan.... Sii Akhri

Shuruudo Adag oo soo wajahay Shukaansiga hablaha Soomaaliyeed ee kunool Dalka South Africa

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews barmuudo: Waxaa waayihii danbe Dalka South Africa soo gaarayay Hablo Soomaaliyeed oo fara badan kuwaas oo intooda badan ka imaanayay gudaha Dalka Soomaaliya iyo Kenya iyo wadama kale oo dhoor ah kuwaas oo ujeedkoodu ahaa in ay South Africa kahelaan nolol aad u wanaagsan dhaantana midi ay horay ugu jireen.

Hablahaan ayaana horay loogu soo sheegay markii ay South Africa gaaraan in aysan dhul dhaceen halkaasina ay joogaan rag aad u fara badan oo guur doon ah dhaqaala badana heesta taasoo hablo badan ku kaliftay in ay si dag dag ah kusoo gaaraan dalkaan eena ka wardoonaan waxa loo sheegay run ahaan shaheeda.

Imaanshaha hablahan Soomaaliyeed ee dalka South Africa ayana waxaa si taxadar ku jirto usoo dhaweeyay qaar kamid ah Raga...Sii Akhri

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey Saney

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyIbraahim Axmed Siyaad, Maxamed C/llaahi Diirshe, Sheekh Axmed Maxamed Nuur, C/llaahi Maxamed Hadaafow (Jaban), Asxaabta Shabakadda Barmuudo.co, Xasan Maxamed Nuur (Jablos, Maxamed Xasan Maxamed, Gaab Cabdi Maxamed, Wadhoor Maxamed Xasan, Yalax Maxamed Aadan, Kulane C/qaadir Xaaji Jeyte.

Jiijo Macallim, Aamino Daa'uud, Aabo Cali, Mako Axmed, Xaliimo Jimcaale, Sangaabo Jimcaale, Qaraab Maxamed C/llaahi, Guruf Maxamuud Qobley, Filibiin C/llaahi Gacaney, Aamino Saney, Fay Siidow Ismaaciil, Macallim Gaabow Injineer, Nuune Guuleed Nuune.

Dhammaan reer Howlwadaag oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadda, Ismaaciil Jamaal, Aadan Cabdullaahi, Liibaan Tuuryare, Gesey Arbaca, Raas Gornel Nuur Gacal, Nuurto Shariif Bashiir, Nuure Maxamed Deeq, Indhamaraq C/Weli, Gacamey Shobaye Arbaca raas, Bilaay Bariise, Xasan Faarax, Faarax Bulbul...Sii Akhri

Goolasha Van Persie Iyo Gool La’aanta Torres, Xaqiiqooyinkii La Qoray...

News Barmuudo: Iyadoo sannad u fiicnaa kubada cagta uu soo dhamaanayo maanta hadii eebe idmo, waa waqtigii aan dib u fiirin laheyn xilliyadii ugu cajiibka badnaa ee xaqiiqooyinka Isboortiska ee dhacay 12kii bilood ee na soo dhaafay.

Iyadoo ciyaartoyda sida Robin van Persie, Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa sii wadaan gooldhalintooda cajiibka ah ee 2011, Fernando Torres iyo Andy Carroll waxa ay ku dhibtoonayaan inay la qabsadaan kooxahooda cusub... Read More

Dharkeenley oo ku guuleysatay tartanka degmooyinka G.Banaadir + Sawiro

News Barmuudo:- Waxaa si rasmi ah gelinkii dambe ee maanta usoo gebo geboobay tartankii degmooyinka gobolka Banaadir ee ka soconayey garoonka kubadda Cagta Banaadir Stadium (Ex-Konis) degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayadoo ciyaartii ugu dambeysay ee Finalkana ay isaga hor yimaadeen degmooyinka Yaaqshiid VS Dharkenley.

Garoonka ayaa waxaa si aad ah usoo camiray taageerayaal... Read More

Somaliya Oo Dilalka Wariyayaasha Kalinta 1aad Ka Gashay

News barmuudo.com Warbixin Sanadeedka uu soo saaro guddiga difaaca suxufiyiinta caalamka ee loo soo gaabiyo CPJ ayaa sanadkan 2011 waxa markale Soomaaliya ay hormuud ka noqotay wadamada lagu ugaarsado suxufiyiinta.

Hey'ada CPJ ayaa warbixinteeda ku sheegtay wadamada Ciraaq, Soomaaliya iyo Philippines in ay ugu horreeyaan wadamada saxaafada lagu ugaarsado isla markaasna loo dilo...Sii Akhri

Taliyaha socdaalka iyo jinsiyadaha oo mamnuucay isticmaalka Baasaboorkii hore

Janaral gaafow ayaa faahfaahin ka bixiyey nin dhawaan safaarada Nairobi gacanta ay ku dhigtay nin la ay sheegtay in uu horey dowlada heshiis baasaboro sameyn ah uu la galay kaasi oo sameystay in ka badan intii dowladu ugu tala gashay ka dibna ka dajaiyey magaalo xeebeedka mambaasa ee dalka Kenya .

Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha janaraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud oo sheegay in ay heshiiskii lagu joojinayey baasaboorkii Cagaarnaa ay la soo galeen dowladii ugu danbeysay oo noqotay dalka... Read More

Weriye Xiis oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho + Sawiro

Allaha u naxariistee Weriye C/salaan Sheekh Xasan (Xiis) ayaa maanta aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho, waxaana aaskiisa oo ay soo agaasimeen bahda Saxaafadda Muqdisho, maamulka Telefishanka HornCable iyo eheladiisa ka soo qeyb galay dhammaanba weriyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood.

Kumanaan dadweynaha magaalada Muqdisho iyo weriyeyaal isugu jira ayaa meydka weriye C/Salaan Xiis ka soo qaaday Isbitaalka Madiina, iyadoona lagu soo galbiyay gawaari tiradoodu kor u dhaafeysay 50-gawaarida nooca... Read More

Mid ka mid ah weriyeyaasha Telefishanka Horncaple oo Muqdisho lagu dilay

Allaha u naxariistee Weriye C/salaan Sheekh Xasan (Xiis) oo ka tirsanaa weriyeyaasha Telefishanka Horncaple ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhow waxaa lagu dilay Hotelka Madina oo ka tirsan degmada Xamar Jajab.

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay Weriye C/Salaan Xiis waxaa dilay kooxo ku hubeysan qoriga AKE-47 isla markaana gashanaa dareyska ciidamada Dowladda, kuwaasi oo dhowr xabadood madaxa uga dhuftay Weriyaha isla markaasina isaga cararay goobtaasi.

Allaha u naxariistee Weriye C/Salaan Sheekh Xasan (Xiis) oo halkaasi dhaawac culus ka soo gaaray ayaa loola cararay Isbitaalka Madiina, halkaasi oo uu ku geeriyooday isla markiiba, hase yeeshee lama oga cida ka dambeysa dilka Weriyaha... Read More

Dad badan ayaa waxey isweydiinayaan sababta sababta uu u xiranyahay wariye cabduqadir nuunow oo ka mid ahaa shaqaalaha idaacada voa ee laanta af soomaaliga gabar warbaahinta lasoo xariirtay oo muqdisho joogta ayaa ka faalooneysa marka horena waxey sharaxeysaa qofka ay tahay iyo faah faahinta ay ka heshay xariga Nuunow.

"Magaceyga waxa weye aamina maxamed cilmi waxaan ahay hooyo soomaliyed o dagan degmada wadajir ee gobolka banadir waxaan deganahay meel an sida uga fogeyn halka ay ku nooshahay xaaska weyn ee wariye cabduqadir maxamed Nuunow oo lagu magacaabo Xalimo Cali Maxamed iyo sedex carur ah ay u dhashay.

Weriye Nuunow iyo hooyadii iyo qaar ka mid ah walaalihii, xaafada aynu daganahay e wadajir ayaa todobaadyadi u dambeyay dadka ku nool ku soo waabariisanayen hadal heynta murugada laso daristay walashod Xaloimo Cali oo seygeda ku xirayahay dalka mareykanka laguna eedeyay dambi,.. Read More

Inankii aan is jacleyn waan kala dhunay mid kale ayaan donayaa in aan iska guursado

Jacelka sidiisubo waa mid aan dhamaanin lagana dhargin mar walbo qofka uu wareemay wuxuu ku fakraa sida uu u heli lahaa qof lawadaago jacelka ee ladaadihiya hadabo aan abaarno u lajeedka ka danbeeyo qoral kaan gabar jacel aad u ba'an u heyso wiil ay muda badan uu ka dhaxeeyay jacel iyo wada shakeesi badan

gabadha magaceeda waa xamdi nuur dadeedana waxay ku sheegtay 24 sano jir in ay tahay waxayna joknaa wadanka filand qisadaan ayaa hada ka hore ay ka waran tahay gabadhaan xamdi layiraado waxayna markii hore kunoleed dalka yaman oo ayna isku barteen wiilka jacelka uu u dhaxeeyo magaciisana waxay ku sheegtay cabdiqaaliq inlayiraado sida aan wadagaraneyno wadanka yaman waxaa ka soconaayo dagaalo u dhaxeeyo dowlada iyo shacabka dalkaas uu isbadal doonka ah taasina waxay gentay is badal weyn in ay ku yimadaan wax walbo... Read More

Qiso Naxdin Leh Wiil idhihiisa Qaaliga ah Ku Weyn Gaaray Maseyr Awgii

Arin aad ugu yaabisay shacabka soomaaliyeed ee ku nol dalka masar qaar kood ayaa waxay ka dhacday hotel ku yaala magalada qahira ee dalka masar gaar ahaan xaafada Caashir layiraado arintaan ayaa waxay tahay wiil soomaaliyeed ayaa waxay qadka internetka iska barteen gabar ayadana ku nool dalka masar muda ay ka wada sheekeesan jiren qadka internetka inta arinkaas uu u socday ayuu wiilka gabar kale uu ka bartay qadka internetka oo ayadana hal kaas ay muda ay ku shekeesan jireen.

waxaasa ugu daran maalin maal maha kamid ah ayaa gabadhii danbe ee galal ay iska barteen iyo wiilkii ay isku balamiyeen farxad aroos ah oo ay ka socotay hotel muusigadii iyo heesihii loogu talagalay xafladii ayaa bilaabatay dad badan ayaana ka soo qeb galay buux iyo cayaar ayaa lagu wada jiraa inta badana dadka waa ay wada ciyarayaan oo waa ay wada taagan yahiin... Read More

Taariikh Faneedka Fanaanka Da'da Yar ee “Abdi Hollan”

Waxay Shabakada barmuudo.com oo waqti walba idiin kugu heelantahay Qancinta iyo Hanashada Akhristayaal badan mar walba waxaan idiin soo gudbinaa Barnaamij Xiiso badan sida sportiska Sheekoyin Jaceyl kuwa tixana ah Dhamaan Saakay waxaan Diirada Saaraynaa Fanka Waa Barnaamijkii Usbuuclaha ahaa ee Wax ka Baro Fanaankaaga Waxaase Usbuucan Diira ku saaraynaa Taariikh Faneedka Fanaanka Da'da yaree Reer Yurub Abdi Holland.

Fannaanka Magaciisa oo Seddexan waxaa la Dhahaa Abdirizak Yusuf Hersi… Cabdirisaaq Yuusuf Xirsi kuna Caan baxay Neenaasta ah Abdi Holland Fanaankan waxa uu ku Dhashay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xaafada Madiina ee Wadajir Sanadii 11June 1987.

Fannaankan Waxa uu ku soo Barbaaray Magaalada Laascaanood ilaa iyo xad Mudo kooban waxa uu Fanaanku ku noolaa Magaalada Dhuusa mareeb ka gadaal markii ay dhacday Dowladii Soomaaliya waxa uu fanaankan usoo boqoolay Dalka Kenya... Read More

Seddex Koox Oo Ingariis Ah Oo Halis Ugu Jira Inay Ku Haraan Wareega...

Kooxaha Ingariiska oo waayadii u danbeysay intooda badan soo gaari jiray wareega 16ka ee Champions League ayaa isbuucaan tijaabo culus mari doono, iyadoo Chelsea, Manchester United iyo Manchester City ay halis ugu jiraan inay ku haraan wareega Groupyada ee koobka horyaalada qaadara yurub.

Afarta kooxood ee Premier League ugu tartameysa koobkan, kaliya Arsenal ayaa xaqiijisatay booskeeda wareega 16ka, iyadoo sideedii xilli ciyaareed ee u danbeysay ay ugu yaraan seddex koox oo Ingariis ah ay soo gaari jireen wareegaan... Read More

Xulka Wararka
Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey Saney
Waa maxay dal qiimihii iyo rag gogoshii?!!
Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey Saney
Bannaanbax dhallinyarada ku dalbadeen nabad iyo horumar
Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey Saney
Shuruudo adag oo soo wajahay shukaansiga hablaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa
Taliyaha Hoggaanka socdaalka oo mamnuucay isticmaalka Baasaboorkii hore
Weriye C/Salaan Xiis oo Muqdisho loogu sameeyay aas Qaran
Ururka Nabada & horumarinta Soomaaliyeed ee jaaliyada Sweden oo deeq lacageed gaarsiiyay dad barakacayaal ah
Suxufiyiinta Muqdisho oo yeeshay hoggaan mideysan
Qaar ka mid ah Jaliyada somaliyeed ee ku nool dibadaha ayaa iska soo..