Qubanayaal



Muxudiin Maxamuud (Shooble Cadde)
Arrimaha Bulshada

·
Yaasir Maxamed Cali sheekoyinka iyo arimaha waxbarshada


Yuushac Cali Shiikh Madaxa Barnaamijyada Barmuudo


Ururka Rajo Charity Oo taczi tiiraanyo leh u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Abwaan Abshir Bacaadle.


Tacadiyada ka dhanka ah Wariyaasha oo aad ugu soo badanayo guud ahaan dalka Somalia.




C/Weli Xasan (Tarabatooni)

Somali Links
Garoomada Poland & Ukraine ee lagu qabanayo ciyaaraha Euro 2012 + SAWIRO

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Wadamada Poland & Ukraine ee Bariga Qaarada Yurub xiliga xagaaga ee sanadkan 2012 waxay si wadajir ah u marti galinayaan ciyaaraha labaad ee kubada cagta ee aduunka ugu xiisaha badan marka laga soo tago Koobka Aduunka ee FIFA World Cup.

Hadaba sideed garoon oo min afar ah ah oo ku kala yaal labada wadan ayaa lagu qabanayaa koobka aduunka iyadoo loo kala qaybiyey 16 kooxood ee ka qayb galaya UEFA European Championship.

Shan garoon oo cusub ayaa loo dhisay ciyaarayahan iyadoo sadex kale oo horey u jirtey dib u habeyn lagu sameeyey.

Ciyaaraha oo bilaaban doona 8-da June waxaa ciyaarta ugu horeysa ee furitaanka oo ay ku kulmanaay wadamada Poland oo marti galiyaasha ka mid ah uu qaabilayaa Gariiga waxaana ay isku arki doonaan garoonka National Stadium ee magaalada Warsaw.

Garoonka Olympic Stadium ee magaalada Kiev ee caasimada Ukraine ayaa lagu qaban doonaa ciyaarta final-ka 1-da bisha July ee isla sanadkan...Sii Akhri

Barcelona oo heshiis la gashay 11 jir loo bixiyey + Sawiro

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Wiiil yar oo 11 jir ah oo la soo baxay la yaab dhanka kubada cagta ah isla markaana goor horeba qaatey magaca “Messi-ga cusub” & Messi-ga Jabaan” una dhashay dalka Jabaan ayaa la xaqiijiyey in ay heshiis rasmi ah kula wareegtey kooxda Barcelona ee dalka Spain ka dhisan.

Mucjisadan yar oo lagu magacaabo Takefusa Kubo wuxuu ka soo caan baxay kuliyad dhanka kubada cagta ah oo ay magaalada Yokohama ee dalka Jabaan ku leedahay kooxda Barcelona waxaana laba sano ka hor uu qabsadey indhaha saxaafada iyo dadka ku xeesha dheer arimaha kubada cagta kuwaasi oo aad ula yaabay farsamada iyo xirfada dhanka kubada cagta ee inankan yar ku duugan taasi oo uu ku muteystey in loo xiro lambarka 10-aad ee kooxda...Sii Akhri

Chelsea oo 1-0 uga badisay Barcelona ciyaartii xalay ee Champion-ka

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Waxaa Xalay La Ciyaaray Kulan ka tirsan Lugta Hore ee Sami Finalka Koobka Championka 2011-2012 kaasoo ay Fooda Isku dareen Kooxaha Chelsea vs Barcelona.

Ciyaartaan ayaa aheyd mid xiiso badan aadna loo wada sugayay,waxaana ay ku bilaabatay qeybtii Hore Dar dar ay la soo gashay Kooxda Barcelona oo isku dhiib dhiibkii Lagu yaqaanay Muujisay ,inkastoo chelsea ay bolowday iyaguna iska caabin Xoogan.

Daqiiqadii u dambeysay qeybtii hore waxaa gool quurx badan u dhaliyay Kooxda Chelsea Drogba ka dib markii uu baas wanaasgan oo gudub ah ka helay Remares,waxaaana qeybtii hore lagu kala taahy 1-0 lagu hogaaminayo...Sii Akhri

AC Milan vs Barcelona – Isku Aadka Wareega 8da Ee Champions League Oo La Soo Saaray

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Waxaa goordhaweyd magaalada Nyon ee dalka Switzerland ka dhacday xaflada isku aadka wareega 8da ee Champions League iyadoo lugta hore ay Barcelona oo koobkaan difaacaneysa ay booqan doonto AC Milan, halka tababare Mourinho uu nasiib u helay inay kooxdiisa ka hortagto kooxda aan qibrada badan ku laheyn koobkaan ee APOEL.

AC Milan iyo Barcelona oo isku soo arkay wareegii Groupyada ee koobkan ayaa haatan mar kale isku haleeli doona wareega 8da, waxaana lagu hormari doonaa lugta hore garoonka San Siro.

Bayern Munich oo koobkan finalkiisa martigelin doonta ayaa iyagana waxa ay geeshaa isgeli doonaan kooxda Marsille iyadoo kulanka lugta hore uu ka dhici doono France, Real Madrid ayaa u muuqata inay heshay kooxdii la is lahaa waa ugu jilcan tahay 8da kooxood ee wareega 8da soo gaaray ee APOEL...Sii Akhri

Naadiga Shamrock Rovers ee wadanka Australia oo iibsatay ciyaaryahan Somaaliyeed + Sawiro

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Xidiga u dhashey dalka Somaliya ee lagu magacaabo Shar-marke Cabdi Abshir oo ka mid ahaa ciyaaryahanadii kooxda Soomaalida ee Odda SC u qaaday horyaalkii heerka labaad ee waqoyiga austrelia ayaa u wareegey naadi heerka koowaad ah oo caan ka ah dalka Australia oo la yiraahdo Shamrock Rovers.

Ciyaaryahankan oo dhinaca weerarka ka dheela ayaa ahaa mid mustaqbal ku lahaa kubadda cagta,markii uu soo jiitey indhaha dulaaliinta ama wakiilada iibisa ciyaaryahanada gaar ahaan kuwa dalka Austrelia markii uu wacdaro ka dhigey horyaalkii Heerka 2-aad ee North Austrelia oo ay ku guuleysatay kooxda Somalida ah ee Odda SC...Sii Akhri

Kooxda Dekedda oo Hanatay Horyaalka 26aad ee K/Koleyga

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Kulanti wacan aqiyaarey ku so dhowaada wararkii ugu dambeeyay ee wargeysyadu ka qoreen ciyaaraha .

**** Weeraryahanka kooxda Tottenham Emmanuel Adebayor ayaa udhow in u heshiis shaqsi ah la gaaro kooxda Spurs laakin waxaa midaas aan wali caashaqin kooxda milkiyadiisa iska leh ee Man City sidaas waxaa qortay London Evening Standard...Sii Akhri

Kooxda Dekedda oo Hanatay Horyaalka 26aad ee K/Koleyga

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Manchester City ayaa afareey ugu badisay kooxda FC Porto lugtii labaad ee koobka Europa League kulan ka dhacay garoonka Manchester.

19 – saken oo qura ayay socotay ciyaarta markii seeriga uu ka dhawaajiyey garsooreha taasoo ka dhigtay in ciyaarta ay hogaanka u qabato Manchester City waloow ciyaarta qeybteedii hore ay kusoo idlaatay 1 – 0.

Markii kaambiyaha laga soo laabtay ayaa Agüero waxa uu baas aad cajiib u ah ugu dhex bixiyey difaacyada Porto ciyaaryahan Dzeko daqiiqadii 76 –aad kasoo u labeeyey...Sii Akhri

Kooxda Dekedda oo Hanatay Horyaalka 26aad ee K/Koleyga

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah waxaa xirmay Horyaalkii 26aad Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana tartankan agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga.

Furitaanka Tartankan oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Ku-simaha Raisul-Wasaaraha ahna Wasiirka Wasaaradda Gashan-dhigga, Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Guddoomiyaha GOS, Mareeyaha Dekedda Muqdisho, Xubnaha Guddiga Fulinta ee GOS iyo Madaxda Xiriirada kala Duwan... Sii Akhri

Zambia oo si lama filaan ah ugu guuleysatay koobka qaramada Afrika

Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey SaneyNews Barmuudo.com:- Xulka qaranka Zambia ayaa marki ugu horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Africa kadib marki uu xalay rigoorayaal 8-7 ah uga badiyey xulka Ivory Coast ciyaarti kama danbeysta aheyd.

Xulka qaranka Zambia ayaa marki ugu horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Africa kadib marki uu xalay rigoorayaal 8-7 ah uga badiyey xulka Ivory Coast ciyaarti kama danbeysta aheyd.

Kulanki xalay oo ka dhacay magaalada Libreville ee caasimada dalka Gabon ayaa ku dhamaaday bar bar dhac 0-0 ah, sidoo kalana 30 daqiiqo oo dheeraad ah oo lagu kordhieyey wax goolal ah iska dhalin waayeen labada xul... Sii Akhri

Ivoire Coast Xalay u u soo baxday Finalka tartanka dalalka Afrika

News Barmuudo.com:- Waxaa Xalay La ciyaaray Kulamo ka tirsan Sami finalka Koobka Qaramada Afrika,Ciyaartii Hore Ghan vs Zambia ayaa Fooda Is daray Qeybtii Hore dadaalkii Ghana waa miro dhalin waayay waxaana Rigoore lagu Galay Asamoah- Udinesa lumiyay 3 Gyan,qeybtii hore waxa lagu kala nastay 0-0... Sii Akhri

Toban Laacib oo noqday xiddigihii ugu mudada dheeraa

News Barmuudo.com:- Waqti waliba oo u furanyahay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bilaha  Dhexe ee january iyo june waxa koox walba oo qaarada  Yurub katirsan ay isku daydaa iney keensato xidigo ay is  Ledahay waxey wax u qaban karaan naadiga inkastoo  Qaarkood ay ku fashilmaan halka qaarka kalana ay noqdaan  Kuwo farxad galiya koox uu ku Biiray Carlos tevez ayaa  Noqday xidiga ugu mudada dheer doon-doonista suuqa kala  Iibsiga Taariikhda horyaalka pemiry league inkastoo... Sii Akhri

Barcelona oo weli ka dhur sugeysa macallim Pep Guardiola

News Barmuudo.com:- Kooxda heysata horyaalkka Spain iyo midka yurub ee Barcelona ayaa ka dhur sugeysa waxa iska badala mowqifka macalinka kooxdaas Pep Guardiola.

Kadib maerkii uu ku bad sameeyihii hore ee Barcelona iyo xulka Spain Guardiola ka cudr daartay in uu heshiis cusub usaxiixo kooxda Camp Nou ayey hada Barca farta wadnaha ku heysa waxana eey eegeysaa waxa xigi kara go,aankas.

Sida uu jariirada AS usheegay madaxweynaha waqtigaan ee kooxda Barcelona Sandro Rosell Barca waxaa ay sugeyaan... Sii Akhri

Mesut Ozil: "Waxaan Doonayaa Inaan Mustaqbalkeyga Ciyaareed Ku Soo Gabagabeeyo Real Madrid"

News Barmuudo.com:- Kubadsameeyaha kooxda real Madrid mesut ozil ayaa shaaca ka qaaday inuu doonaayo in uu la sii joogo kooxda ka dhisan caasimada spain ee Madrid ilaaya iyo inta uu ka soo gabagabeynaayo mustaqbalkiisa ciyaareed... Sii Akhri

Xulka Ivory Coast oo Ku soo Baxay 9 dhibcood, Suudaan oo labeysay iyo Xulka Angola oo loo...

News Barmuudo.com:- Waxaa Xalay la ciyaaray Meertadii 3 ee ugu Dambeysay Guruub B waxaana kulamadii qabsoomay ay xulalku isku arkeen Sidatan Xulka Maroodiyaasha qaaradda Afrika ee Ivory Coast ayaa 2-0 ku samirsiiyay Xulka Angola oo isagu ku dhintay Guruub B ka dib markii ay iskau dhibco noqdeen sudan balse Goolasha lag dhaliyay ay ku hareen gaar ahaan goolkii 2 oo daqiiqadii 64 uu ka dhaliyay Xalay ciyaaryahan W.Boya oo u ciyaarayay Xulka Ivoire Coast,waxana Xalay jawi murugo laga dareemay Caasimada Angola ee Luwanda oo taageerayaasha Angola aya ad uga murugoodeen haritaanka Xulkooda iyo nasiib darada soo wajahday... Sii Akhri

Goolasha Van Persie Iyo Gool La’aanta Torres, Xaqiiqooyinkii La Qoray...

News Barmuudo: Iyadoo sannad u fiicnaa kubada cagta uu soo dhamaanayo maanta hadii eebe idmo, waa waqtigii aan dib u fiirin laheyn xilliyadii ugu cajiibka badnaa ee xaqiiqooyinka Isboortiska ee dhacay 12kii bilood ee na soo dhaafay... Read More

Dharkeenley oo ku guuleysatay tartanka degmooyinka G.Banaadir + Sawiro

Janaral gaafow ayaa faahfaahin ka bixiyey nin dhawaan safaarada Nairobi gacanta ay ku dhigtay nin la ay sheegtay in uu horey dowlada heshiis baasaboro sameyn ah uu la galay kaasi oo sameystay in ka badan intii dowladu ugu tala gashay ka dibna ka dajaiyey magaalo xeebeedka mambaasa ee dalka Kenya... Read More

Seddex Koox Oo Ingariis Ah Oo Halis Ugu Jira Inay Ku Haraan Wareega...

Kooxaha Ingariiska oo waayadii u danbeysay intooda badan soo gaari jiray wareega 16ka ee Champions League ayaa isbuucaan tijaabo culus mari doono, iyadoo Chelsea, Manchester United iyo Manchester City ay halis ugu jiraan inay ku haraan wareega Groupyada ee koobka horyaalada qaadara yurub... Read More

Euro 2012 - England get France, tough group for Ireland

England will open against France in Donetsk on June 11 Life will be much tougher for Ireland who have been paired with Spain , Italy and Croatia. Old rivals Germany and Netherlands in the toughest of the four groups... Read More

Barcelona Oo Meesha Ka Saartay Inaysan Waligoodna Dalban Doonin Ronaldo

Madaxweyne ku xigeenka kooxda Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa aysan marnaba ku fekeri doonin inay u dhaqaaqaan Cristiano Ronaldo, sababtoo ah boos ugama banaano ayuu yiri garoonka Camp Nou...Sii Akhri

Falanqeynta Kulamada Horyaalka Ingariiska Ee Premier League Ee Todobaadkan

Kooxda Chelsea ayaa waxa ay u safri doontaa Newcastle United iyadoo tababare Andre Villas-Boas uu isku dayayo inuu kooxda ku soo celiyo wadadii guusha, islamarkaana ka warqaba in guuldarro kale aysan u noqon kooxda reer London....Sii Akhri

Xulka Warka