Posted by: C/wali Xasan Tarbatoni 0615749191
 
Qubanayaal
Somali Links

Pictures, Aasaaska Wargeyska Barmuudo 1992, Wargeys madaxbanaan Tell: 252-50-419358 /2521-5888686 infobarmuudo@hotmail.com
Barcelona Oo Meesha Ka Saartay Inaysan Waligoodna Dalban Doonin Ronaldo Madaama Ay Heystaan Messi

Madaxweyne ku xigeenka kooxda Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa aysan marnaba ku fekeri doonin inay u dhaqaaqaan Cristiano Ronaldo, sababtoo ah boos ugama banaano ayuu yiri garoonka Camp Nou...Sii Akhri

Astaamaha lagu garto Jaceylka Beenta ah (Sir la helay)

Astaamaha Lagu garto jaceylka Beenta ah maahan kuwa halkan lagu soo koobi karo qof walbo oo Caqli lehna waa uu Dareemi karayaa Ruuxa beenta Sheegaya iyo Jaceeylka Beenta ah Jilaya Hadaba Qodobadan Akhriso...Sii Akhri

Falanqeynta Kulamada Horyaalka Ingariiska Ee Premier League Ee Todobaadkan La Ciyaarayo

Kooxda Chelsea ayaa waxa ay u safri doontaa Newcastle United iyadoo tababare Andre Villas-Boas uu isku dayayo inuu kooxda ku soo celiyo wadadii guusha, islamarkaana ka warqaba in guuldarro kale aysan u noqon kooxda reer London...Sii Akhri

David Beckham: "Manchester City Fursad Uma Heysato Xilli Ciyaareedkan Inay Qaado Premier League".

Ciyaaryahan David Beckham ayaa aaminsan in kooxda Manchester City aysan wax fursad ah u heysan inay ku guuleysato Premier League xilli ciyaareedkan, inkastoo ay hogaanka ku hayaan shan dhibcood oo nadiif ah 13 kulan oo ay ciyaareen... Sii Akhri

Pep Guardiola: "Waa Inaan Horumar Sameynaa, Ama Real Ayaan Horyaalka U Waayi Doonaa"

Tababaraha kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa ay u baahan tahay inay sameyso horumar si ay u difaacdaan horyaalka La Liga mar kale... Sii Akhri

Kulamada Champions Leagu, kooxaha ciyaaray iyo kuwa dhiman halkaan kala soco

Seddex kooxood ayaa xaqiijistay booskooda wareega 16ka AC Milan, Barcelona iyo Real Madrid. Si kastaba kulamadii xalay ka dib Bayern Munich, Benfica iyo Inter ayaa noqday seddexda kooxood ee ugu danbeysay ee booskooda 16ka buukintay.

Kulamada caawa, shan kooxood ayaa iyagana u gudbi kara wareega 16ka. Chelsea tiket ma u goosan doontaa wareega 16ka? Arsenal ma ku biiri doontaa deriskooda reer London? Kooxda Laga yaaban yahay ee APOEL kaalinta koowaad... Sii Akhri

Cayaartan oo ahayd mid aad xamaasad u lahayd isla markaana shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba si weyn ugu dheg taagayeen in xulkooda qaranka tartankaasi ka soo hoyn doono guulo taariikhda gala waxaa bedelkeeda galay in lagu durduriyo isla markaana loo diido inay xitaa hal gool ka dhaliyaan xulka Itoobiya oo markaasi ay wada ciyaarayeen.

Qaar ka mid ah taageerayaasha xulka Soomaaliyeed iyo dhammaanba dadweynaha Soomaalida ayaa iyagu siyaabo kala duwan uga.... Sii Akhri

Degmada Holwadaag oo markii ugu horeysey laga dhigey ruwaayad (Daawo sawirada‏)

Degmada holwadag oo marki ugu horeysey laga dhigey ruwaayad tan iyo marki dalka Soomaaliya ka bilowdeen dagaladi sugeeye ay waxa uu galey dalka marxal adg tas oo ayugu wacneed in la wayo adeegyadaii bulshada sida korontada biyaha isgarsiinta iwm.

Hadaba burburka so garey casimada somaliya waxa hoos u dhacay muuqaaldii lagu yaqaney muqdisho iyodoo ad loo boobey wax alle alle wixii yaleymagalada gadiidka dhismyasha jingadaha iyo dhaman bililqoxogan lo geystey bangigi dhexe Soomaaliya....

Ururka Nabada & horumarinta Soomaaliyeed ee jaaliyada Sweden oo deeq lacageed gaarsiiyay dad barakacayaal ah + Sawiro

Ururka Nabada iyo horumarinta Soomaaliyeed ee jaaliyada Sweden iyo dhalinyarada Takaasida Stockhom ayaa maanta deeq lacageed gaarsiiyay dad barakacayaal ah oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Deeqdaani ayaa waxaa ka faa'iideystay ugu yaraan 200 qoys kuwaasoo qoyskiisa la siiyay 100-kun shilin Soomaali iyadoo guud ahaan lacagta la soo dhiibay ay ahayd 2-kun Doolarka Mareykanka waxaana gacantooda ku bixinayay lacagtaasi xildhibaano ay u soo wakiisheen ururkaasi...

Soo bandhigidda adeegga Hormuud Telecom ee dalmar sarvice

Halkani waa degmada h/wadaag oo beri ahaan jirtay hooyada degmooyinka ku yaala magaalada muqdisho xaga bilicda dhismaha,ganacsiga iyo isku socodka dadweynaha balse haatan waxey noqotay mid ka mid ah degmooyin ugu burburka badan magaalada muqdisho.
Degmada h/wadag sida idiin wada muuqata waxaa gaaray bur bur xoog leh mudadi sedexda sano aheyd ee qaxa looga maqnaa.
Mar uu booqday website ka barmudo deymadani waxaad ku arkeysa guryihi oo inta ugu badan noqdeen goobo bahala...

Halkani waa degmada h/wadaag oo beri ahaan jirtay hooyada degmooyinka ku yaala magaalada muqdisho xaga bilicda dhismaha,ganacsiga iyo isku socodka dadweynaha balse haatan waxey noqotay mid ka mid ah degmooyin ugu burburka badan magaalada muqdisho.
Degmada h/wadag sida idiin wada muuqata waxaa gaaray bur bur xoog leh mudadi sedexda sano aheyd ee qaxa looga maqnaa.
Mar uu booqday website ka barmudo deymadani waxaad ku arkeysa guryihi oo inta ugu badan noqdeen goobo bahala galeen ah...


Hay'adda ADT Soomaaliya oo maanta deeq gaarsiisay Isbitaalka Jaamacadda Muqdisho

Hay'adda African Development Trust (ADT) ayaa maanta deeq gaarsiisay isbitaalka Jaamacadda Muqdisho, waxaana deeqdaasi oo ahayd gaari Mini Bus nooca Carvan loo yaqaano oo Ambulance ah ku tabarucay isbitaalka Dr. Tazeen Osman iyo Bilaal Bhatti.

Deeqda oo loo soo wakiishay inay gaarsiiso isbitaalka Jaamacadda Muqdisho Hay'adda ADT Soomaaliya, iyadoona Guddoomiyaha hay'adaan Mudane C/raxmaan Sheekh ku wareejiyay gaarigii Ambulanc-ka ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho...


Guddiga Gumadka Abaaraha ee Xarakada Al-shabaab oo maanta gargaar ka bixinaya Xerada Aala-Yaasir

Mas'uuliyiinta guddiga gurmadka abaaraha ee Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay inay maanta gargaar bani'aadamnimo ka qaybin doonaan xerada Aala-Yaasir oo ku taalla deegaanka lambar 50 ee duleedka Muqdisho.
Xeradan ayaa waxaa ku jira 7,000 oo qoys oo ka mid ah barakacayaasha abaaraha iyadoo mas'uuliyiinta ay sheegeen in 1,700 qoys oo ka mid ah qoysaskan ay maanta dib ugu celinayaan deegaannadii ay kasoo barakaceen si ay u fashaan beerahooda iyagoo ka faa'iideysanaya roobabka dayrta ee billowday.

Ganacsatada Soomaalida K/Suudaan oo deeq soo gaarsiiyay gobolka Bakool

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfurta dalka Suudaan ayaa maanta deeq raashin ah soo gaarsiiyay qaar ka mid ah qoysaska degan gobolka Bakool, waxaana kaalmadaasi gacantooda gelisay hay'adda maxalliga ah ee lagu magacaabo SACAADA.

Qoysaska degan gobolka Bakool ee iyagu maanta helay deeqda ayaa tiradooda waxay ahayd 1000-qoys, kuwaasi oo ay soo riteen abaaraha ka dhacay dalka Soomaaliya, iyagoona xaaladooda nololeed ay ahayd mid aad u liidato...

Xildhibaan Waqaa: "Guddiga maareynta Masiibooyinka 72-saac gudahood haddii ayna mucaawinada u geynin dadka gaajada ku leysay.."

Xildhibaan C/llaahi Maxamuud Wehliye (Waqaa) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka KMG ah isla markaana ah mas'uul damiir wadaninimo uu ka muuqdo bacdamaa uu u istaagay in la caawiyo dadka ay abaaraha ku habsadeen isla markaana la badbaadiyo nolosha malaayiin ruux oo si saf mar ah ugu sii dhammaanaya abaarta dalka ku dhufatay, ayaa maanta shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ka hadlay xaaladda nololeed ee dadka ku dhaqan gobolada dhexe, Hiiraan iyo Sh/dhexe....

Xulka Warka
10 unique visits