
Degmada holwadag oo marki ugu horeysey laga dhigey ruwaayad tan iyo marki dalka Soomaaliya ka bilowdeen dagaladi sugeeye ay waxa uu galey dalka marxal adg tas oo ayugu wacneed in la wayo adeegyadaii bulshada sida korontada biyaha isgarsiinta iwm.
Hadaba burburka so garey casimada somaliya waxa hoos u dhacay muuqaaldii lagu yaqaney muqdisho iyodoo ad loo boobey wax alle alle wixii yaleymagalada gadiidka dhismyasha jingadaha iyo dhaman bililqoxogan lo geystey bangigi dhexe Soomaaliya
Hadaba manta waxan argney in degmooyinka dagalada ku sonaq noqden iney haatan laga dhigayo ruwayada iyo cayaraha hadnewali waxa jirto iney laga war heyn dadka danyarta ah ee dagalda wax ka so gareen guryhooda tas oo lagu guldaeystey in wax laga qabto mamulda ka jira degmooyinka kale ee goblka banadir.
 Waxaa diyaariyey:-
C/Weli Xasan Maxamuud
tarabatooni@hotmail.com
T tel 0615749191
Xafiiska Wararka Muqdisho
www.barmuudo.com
infobarmuudo@hotmail.com
|