Bogga Caalamiga ah Ee Barmuuda waxa uu idin kugu bishaareynayaa Bisha Ramadaam Fadligeen in uu idiin soo baahin doono Sida ay tahay xaalada Guud ee dadka Somalida ee kala soomay guud ahaan Gobolada dalka Somalia.
Posted by: C/wali Xasan Tarbatoni
0615749191
 
Qubanayaal
Qiso Naxdin Leh Wiil idhihiisa Qaaliga ah Ku Weyn Gaaray Maseyr Awgii

Arin aad ugu yaabisay shacabka soomaaliyeed ee ku nol dalka masar qaar kood ayaa waxay ka dhacday hotel ku yaala magalada qahira ee dalka masar gaar ahaan xaafada Caashir layiraado arintaan ayaa waxay tahay wiil soomaaliyeed ayaa waxay qadka internetka iska barteen gabar ayadana ku nool dalka masar muda ay ka wada sheekeesan jiren qadka internetka inta arinkaas uu u socday ayuu wiilka gabar kale uu ka bartay qadka internetka oo ayadana hal kaas ay muda ay ku shekeesan jireen.

waxaasa ugu daran maalin maal maha kamid ah ayaa gabadhii danbe ee galal ay iska barteen iyo wiilkii ay isku balamiyeen farxad aroos ah oo ay ka socotay hotel muusigadii iyo heesihii loogu talagalay xafladii ayaa bilaabatay dad badan ayaana ka soo qeb galay buux iyo cayaar ayaa lagu wada jiraa inta badana dadka waa ay wada ciyarayaan oo waa ay wada taagan yahiin.

Gabadhii hore ay iska barteen qadka ayaa iyadana ku sugan hotelka lakin ma oga wiilka isku wado labada gabdhood gabadhii galal ay iska barten iyo wiilkii ayaa isla cayaa raayay waxaasa silama filaan ah u aragtay gabadhii gabadhaan uu hada lacayaraayo ka horeesay waxaasa dhacday in gabadha ay miseer aan caadi aheyn u qaaday xanaaq badan uu qabtay kadibna ay soo qaadatay koob loogu talagalay in lagu cabo casiirka.

waxeyna sitoos ah oo lama filaan ah u soo dar dartay safaf badan oo ka horeeyay sida ay u gaarto wiilka jacelka kala dhaxeeyay ee gabadha cusub lacayaraayo waxayan ku dhufatay ama ay ladhacday koobkii ay wadatay waxayna la abaartay isha bidix meel u dhaw waxaasa loo maleeyay in isha ayab ka dhacday guud ahan ale ayaa ka badbaadiyay isha meel ka sareeso ayuu ka geeray dhaawac waxaana islamarkii loola soo cararay farmashi waxaana sheegay farmashiga in arinkaani wax uusan ka qaban karin ee uu u bahan yahay isbital in loo qaado wiilka dhaawaca ka soo gaaray miseerka gabar ay u qabtay aawidiisa.

Xiligana waa habeen 5 saac lamaraaya ayan aad u adag tahay in lahelo taksi u qaada isbitaal meesha dhaawaca uu ku soo gaaray wax isbital ah uma dhawo muda hal saac ku dhawaad ah ayaa waxaa laraadinaayay taksi lasaaro sida loogu qaado isbital waana lahelay muda kamid saacadana waxay aheyd marka uu sii galaayay isbitalka albaabkiisa 6 saac oo habeenimo ama 21:00 qofba sida uu ugaranaayo wayee saacada intaasana waxaa ka soconaayay dhiig aad u fara badan oo dhulka ku sii daadanaayay dhaqtarkii ayaa meesha dhaawaca ah 3 qadob ka tolay waxuuan soo saaray faashat wuuna laka soo kaxeeyay isbitalkii gurigiisa ayuu yimid.

Gabadhii miseerka daradeeda ugu geesatay wiilka dhaawac ayaa waxay ka soo carartay magaalada markii hore ay kaga noleed dalka masar waxay soo gaartay xaafad layiraado Ardi luba oo ay dagan yahiin dad soomaali ah oo aad u tiro badan ugu dabentii wiilka iyo gabadhii ayaa cidooda kawada arin saday sida lagu xalin lahaa mashaqadaan ka dhalatay miseerka indhaha iyo logaha aan laheen.

dowlada dalka masar ayaa hadee arinkaan lagaarsiyo waxay samaneysaa sida inta badan Ajanabiga aan u dhalanin dalka masar oo qalad ka sameeya dalka masar gudahiisa waa ay xertaa oo saldhig ay dhigtaa ugu danbeentiina saldhiga qofka uu ku xeran yahay ayaa loogu genayaa diyaarada tikidkii uu ku korilahaa qofkaas Wiilka ay ku dhacday ayaa magaciis iga codsaday in aan sheegin ceeb jirta aawadeeda lakin waxuu iga codsaday in aan sooqoro oo aan u sheego bulshada soomaaliyeed sida ay ugu waaan qadaan qisadaan oo kale in ay ku dhacdo ay is kaaga ilaaliyaan Dhamaad.


Soo saare m m shooble shooble
Email-shooblecade143@hotmail.com
Trel:0615493234

 

Xafiiska Wararka Muqdisho
www.barmuudo.com
infobarmuudo@hotmail.com

Xulka Wararka