Qubanayaal


C/Wahaab Max'ed IbraahimReporter


Muxudiin Maxamuud (Shooble Cadde)
Arrimaha Bulshada


Tuute Calas Dacasbeen
Sbortiga arimaha


Yuushac Cali Shiikh Madaxa Barnaamijyada Barmuudo


Ururka Rajo Charity Oo taczi tiiraanyo leh u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Abwaan Abshir Bacaadle.


Tacadiyada ka dhanka ah Wariyaasha oo aad ugu soo badanayo guud ahaan dalka Somalia.




C/Weli Xasan (Tarabatooni)

Somali Links
Somaliya Oo Dilalka Wariyayaasha Kalinta 1aad Ka Gashay

News barmuudo.com Warbixin Sanadeedka uu soo saaro guddiga difaaca suxufiyiinta caalamka ee loo soo gaabiyo CPJ ayaa sanadkan 2011 waxa markale Soomaaliya ay hormuud ka noqotay wadamada lagu ugaarsado suxufiyiinta.

Hey'ada CPJ ayaa warbixinteeda ku sheegtay wadamada Ciraaq, Soomaaliya iyo Philippines in ay ugu horreeyaan wadamada saxaafada lagu ugaarsado isla markaasna loo dilo.

CPJ ayaa siddoo kale sheegtay 13-wadan in lagu dilay suxufiyiin sanadkan. wadamadaas oo kala ah Ciraaq, Soomaaliya , Philippines SriLanka , Colombia , Afghanistan , Nepal , Mexico , Russia , Pakistan , Bangladesh , Brazil iyo India . Waxeyna qoraalkeeda ku sheegtay in ay kordheen suxufiyiinta lagu dilo caalamka.

Guddiga difaaca suxufiyiinta caalamka ayaa sheegay ugu yaraan 43-suxufi in la dilay sanadkan adunka oo dhan, toddobo ka mid ah waxa lagu dilay dalka Pakistan taas oo ka dhigtay dalkaa in shantii suxufi lagu dilay 29-wariye.

Libya iyo Ciraaq ayaa min shan suxufi si isku mid ah loogu dilay wadamadaas.

Siddoo kale seddax wariye ayaa lagu dilay dalka Mexico sanadkan. dhinac bariga dhexe sanadkan waxa la dilay 18-suxufi, waxana meelaha ugu badan ay ku jirreen wadamada ay ka socdaan kacdoonka carabta.

Soomaaliya ilaa seddax suxufi ayaa lagu dilay sanadkan waana tiradii ugu yareed 100kii sano oo tiro kor u dhaafaya 10-suxufi ay ku waayeen nafsadooda, boqolaal kale lagu qasbay iney ka barakaceen degaanadoodii iyo meheradahoodii.

Dilalka suxufiyiinta wali waay ay taagan yihiin waliba kuwa la bartilmaameesto waxa ku jiray wariyaal lagu dilay iyagoo soo tabinaya meelaha ay ka socdaan kacdoonada,” sidaas waxa yiri isuduwaha gud CPJ Joel Simon.

Qaarkood waxa lagu dilay wadooyinka iyagoo watay howlahooda shaqo,” ayuu sii daba raaciyay

Xafiiska warqabadka muqdisho

Soo saaare
mm shooble
Tel-0615493234
Email- shooblecade143@hotmail.com


Xulka Warka