Bogga Caalamiga ah Ee Barmuuda waxa uu idin kugu bishaareynayaa Bisha Ramadaam Fadligeen in uu idiin soo baahin doono Sida ay tahay xaalada Guud ee dadka Somalida ee kala soomay guud ahaan Gobolada dalka Somalia.
Posted by: C/wali Xasan Tarbatoni
0615749191
 
Qubanayaal
Soo bandhigidda adeegga Hormuud Telecom ee dalmar sarvice

Shirkada hormuud telecom somalia waxaa hore looga bartay in ay marwalba keento adeegyo casriya oo laga isticmaalo dunida
adeegyadii ugu muhiimsayaa ee shirkada lagu xasuusto waxaa ka mida
adeega E-vouchar 2008
adeega Zaad 2010
adeega EVCplus 2011
adeega GPRS 2011
waxaa maanta oo taariikhdu tahay 01/11/2011 ay shirkadu si rasmiya u hirgalinaysaa adeeg loogu magacdaray {dalmar service} oo ah international roaming.

Aadeega dalmar wax uu macaamiisha shirkada u suuro galinayaa in nambarkooda hormuud ay ula safri karaan meel kastaa oo dunida ka mid ah iyadoo lagasoo wici karo adna aad wax ka wici karto.

Adeega waxaa ka faa iideysan kara dhammaan macaamiisha dibada u safarta
adeeggaan oo maanta hirgalay wejigiisa koowaad waxa isticmaali karo macaamiisha postpaid-ka ah iyadoo islamarkaana la hirgalin doono dhawaan adeegyo kale oo muhiim ah.

Macaamiisha daneyneyso adeegaan waxey booqan karaandhammaan xurumaha hormuud
adeegaan dalmar service xilligaan waxa uu ka howl galayaa in ka badan 300 oo wadan.

Waxaa Diyaariyay:
Xasan Gallad
Tel: 0615522531


Xafiiska Wararka Muqdisho
www.barmuudo.com
infobarmuudo@hotmail.com

admin