Bogga hore
Wargeyska Barmuudo
Bogga Ciyaaraha
Pictures, Aasaaska Wargeyska Barmuudo 1992, Wargeys madaxbanaan
Tell: 252-50-419358 /2521-5888686 infobarmuudo@hotmail.com
Shirkadda Hormuud oo doonaysa shaqaale Telecom Software Developers ah Ku soo dir CV-gaaga halkan: Email: ahmed@safarifone.com 

Suxifiyiinta Qarniga

Saxafiyiinta ku dhagan magaalada Muqdishooo ku yeeshay hogaan mideysan.

Kulan balaaran oo taabigalineysay Shirkada Isgaarsiinta NationLink ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaa oo ay isugu yimaadeen dhamaan Suxufiyiinta ka howlgala Magaalada Muqdisho.
Ku dhawaan boqolaal saxafiyiinta ka howlgala warbaahinta gudaha ayaa maanta waxa sameysteen hogaan cusub kaa oo ay ka soo geybgaleen dhamaan wariyaasha ka howlgala Koonfurta dalka soomaaliya.

Masuuliyiin iyo aqoonyahano ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa isku yimid ayagoona halkaa ay ka dhacday xaflad aad u balaaran oo loo dhamaa dhamaan saxafiyiinta ku nool koonfurta dalka soomaaliya.
Saxafiyiinta ka howlagalay warbaahinta gudaha ayaa halkaa mid walba ku soo bandhigay waxyaabihii ugu xumaa ee ka soo gaartay intii uu ku jiray howshiisa wariyanimo.

Afahayeenka ururka South and central Journalists Association Ismaaciil Cali Cabdi Taxte ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha ururka uu yeeshay ayadoo dhamaan saxafiyiintii halkaa ka soo geybgalay ay aad ula dhaceen hanaanka xaflada loo waday.

Maxamed Aweys Muudeey Boqorka Bartamaha oo ahaa isku xiraha xafladaasi ayaa waxa uu ka ahaa halkaasi hobalkii madaalaha ahaa ee ururka ayadoo intuu ay socotay xaflada aysan jirin wax caajix ah oo ay dareemeen dhamaan ka soo qeybgalayaashi halkaasi soo xaadiray.

Dhanka kale, Hogaankaasn cusub ay sameysteen dhamaan Suxufiyiinta ka howlgala gudaha magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegmeyso xili guud ahaan dalka dibadiisa ay ka jiraan Ururo kale oo u dooda xuquuqda saxafiyiinta.
Hogaanka Suxufiyiinta Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.South and central Journalists Association

LIISKA XUBNAHA URURKA..
1. Maxamed Cali Nuxurkeey Gudoomiyaha
2. C/casiis Xasan Duceysane G.kuxigeenka
3. Ismaaciil Cali Cabdi Taxte Afahayeenka
4. Maxamed Ibrahim Ayaanle Madaxa Baraamijta Iyo mashaariicda
5. Rasmi Maxamuud Xeebow Xoghaye
6. Sacdiyo C/raxmaan Garabeey Madaxa Qorsheynta
7. Ismaaciil Sheekh Khaliifa Xiriiriyaha Caalamiga
8. C/xafiid C/samad Zaciimka Madaxa Tababarada

LIISKA XUBNAHA JOOGTADA

1. Yusuf Abukar Keynaan xubin Radio Shabeelle
2. Cabaas Maxamuud xubin Radio Shabeelle
3. Maxamed Gaatamow xubin Radio Shabeelle
4. Shadoor Xaji Shadoor xubin Radio Shabeelle
5. C/Kaamil Maxamed xubin Codka Nabada
6. Maxamed Cumar Abiib xubin Al-xika Raio
7. Aweys Xasan Maxamed “AAR” xubin Horn Afrik
8. Adan Macalin Aadaamo xubin Danan
9. Sahra Maxamed xubin Universal TV
10. Guhaad Sheikh Xasan xubin Al-furqaan
11. Khadiija Shgar Yare xubin Somaliweyn
12. Liibaan Cali Faarax xubin GBC
13. C/Fitaax Maxamuud Siyaad ARIZONA xubin SIMBA
14. Naqiib Maxamuud Diraac xubin GBC
15. Maxamed Muumin Sheikh xubin Free journalist
16. Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula xubin Free journalist
17. Sagal Saciid Faarax xubin Radio Muqdisho
18. C/Raxmaan Maxamed Lucky xubin SBC
19. Maxamed Kaafi xubin Horseed Media
20. Cali Xuseen Yaasiin Corrado Xunim GBC
21. C/Qaadir Cumar Cabdulle Xubin Universal TV
22. Ismaaciil Axmed Istiila Xubin SIMBA
23. Zakariye Xuseen Axmed Xubin GBC


Maxamed Cali Nuxurkeey Gudoomiyaha

C/casiis Xasan Duceysane G.kuxigeenka

Maxamed Ibrahim Ayaanle Madaxa Baraamijta Iyo mashaariicda

Ismaaciil Sheekh Khaliifa Xiriiriyaha Caalamiga


Posted by: C/wali Xuseen Tarbatooni

Copy right © http://www.barmuuda.com | E-mail: infobarmuudo@hotmail.com