Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey Saney
Tacsi tiiraanyo leh: Allaha u naxariisto Eng. Axmadey Saney Cusmaaney Dheere, reer Sheekh Axmed Matabaan, dhammaan xaafadda Shanta geed waxay tacsi u dirayaan Eng. Axmadey Saney oo ku geeriyooday degaanka Ceelasha Biyaha, waxayna leeyihiin samir iyo iimaan Allaha ka siiyo eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tegay. AAMIIN...AAMIIN
 
8 unique visits