Bogga hore
Wargeyska Barmuudo
Bogga Ciyaaraha
Pictures, Aasaaska Wargeyska Barmuudo 1992, Wargeys madaxbanaan
Tell: 252-50-419358 /2521-5888686 infobarmuudo@hotmail.com
Shirkadda Hormuud oo doonaysa shaqaale Telecom Software Developers ah Ku soo dir CV-gaaga halkan: Email: ahmed@safarifone.com 
Deeq lacageed oo La gaarsiiyey Ciidanka Naafada Xooga dalka Soomaaliyeed.

Xili ay sii kordhayso dhibaatada haystao qaybaha akala duwan ee Shacabka Soomaaliyeed ayay qaar katirsan Hay'addha Samafalka iyo shaqsiyaas is xilqaamay waxay gar-gaar ufidiyeen bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhiban gudaha iyo hareeaha magaalada Muqdisho.

Isbitaalka Naafada Martiini oo ay kusuganyihiin Boqolaal qof oo ah Cuuryaamiintii Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta lagaarsiiyay Deeqo Lacag ah oo ay ugu deeqeen Urur wadani ah oo lagu magacaabo (RajoCHarity )oo fadhigoodu yahay dalka U.K waxaana Maanta siwayn looga dareemay deeqdii lacageed oo ay gaarsiiyeen Isbitaalka Martiini Cuuryaamiinta oo ku damaashaadayay deeqihi lacageed ee la gaarsiiyay.

Sida uu sheegay gudoomiyha Ururka Samafalka Rajo Charity Cosob Cali Kulane, qaar katirsan Ciidamada Naafadda xooga dalka Soomaaliya ee ku xaraysan Isbitaalka Martiini aya uga mahad celiyay Ururka rajo deeqda ay iska soo aruuriyeen oo ah mid aad ay ugu diirsadeen.

C/Weli Xasan (Tarabatooni) oo Gudoonsiinaayo Horjoogayaasha Isbitaalka Martiini Deeq lacageed ay soo dhibtay (RajoCHarity)

Mas'uuliyinta Uuruka Rajo ayaa ubalan qaaday Naafada Xooga Soomaaliyeed in ay siiwedayaan gar-gaarka ay siinayaan islamarkaana dhawaan ay kutal jiraan in ay u iibiyaan Biraha Cuuryaamiinta iyo Tuunjiyada muhiimka ah oo ay ubaahanyihin Naafada Soomaaliyeed.

Mana ahan markii ugu horeeysay deeqdaan la siiyey ciidanka xooga dalka soomaaliyeed waxaana soo qaban qaabiyey isku xirka arimaha bulshada maxamed aadan, xasan nuur maxamed (Jablos) Cabdiweli xasan (Tarabatooni) Mukhtaar Biibaaye Kaamero maankana C/qaadir Cali Jaamac Arintaan ayaa ku soo beegantay xili Raisul wasaaraha dowladda KMG loo magacaabay oo inta badan Hey'adda Bisha cas loogu yaqaano oo Jaaliyadaha soomaaliyeed waxaan ka codsaneeynaa wixii adeeeg ay ugu baahan yihiin websiteka barmuudo.com Xarunta Rajo Charlity ay ku leedahay xarunta UK London Kala soo xiriir Teleefonadan.

Tell:  +252-1-603329 Ama Email: infobarmuudo@hotmail.com
Copy right © http://www.barmuuda.com | E-mail: infobarmuudo@hotmail.com